Qoyska
Reer Boqor ee Sacuudigu (سلالة السعودية )Asal Ahaan Waa Yuhuudda is Qarisa (Crypto-Jews)
Sannadkii
851-dii H.D (Hijriyada Kadib) baa koox raga oo ka soo jeedday qoladii AL
MASALEEKH (المساليخ ), oo ahayd jifo
ka tirsanayd Qabiilkii Cansa (Anza Tribe عنزة), safar ku aadday
Ciraaq si ay waxyaalaha la cuno sida qamaddi iyo galley uga soo gataan, kadibna
ku soo noqdaan meeshay ka tageen oo ahayd Najad oo hadda ka tirsan dalka
Sacuudi Carabia. Kooxda waxaa hoggaaminaayay nin la oran jiray SAHMI BIN
HATHLOOL سهمي بن هذلول. Safarkii markuu
gaaray Basra, waxay xubnihii safarku la kulmeen nin ganacsade ahaa oo Yuhuudi
ahaa lana oran jiray MORDAKHAI BIN IBRAHIM BIN MOSHE'. Intii ay badeecadii gorgorinaayeen
baa ganacsadihii Yuhuudka ahaa weyddiiyay nimankii: “Xaggee ka timaaddeen? Waxay
ku jawaabeen: "Waxaan ka soo jeednaa Qabiilka Cansa; oo ah jifo kamida AL
MASALEEKH. "Ninkii Yuhuudka ahaa markuu maqlay intaas buu si beerqaad leh
mid walba oo raggii ah gaaddada u saaray isagoo leh, aniguba waxaan ka soo
jeedaa jifo ka tirsan AL MASALEEKH, waxaana Barsa i keenay xasarad dhexmartay
qoyskii aabbahay iyo qoys ka tirsanaa Cansa (Anza).
Kadib
markuu ku jalbeebiyay raggii sheekadii beenabuurka ahayd, buu shaqaalihiisii
amray inay awrtii nimanku wateen uga buuxshaan qamaddi, timir iyo tammaan; raggii
ka soo jeeday qabiilkii MASALEEKH waxay ka yaabeen deeqsinadii ninkii, waxayna
rumaysteen eray kasta oo afkiisii ka soo baxay, waxayna u qaateen ina adeerkood
in ay Basra ugu yimaadeen.
Markuu
safarkii u ambabaxaayay Najad buu ninkii Yuhuudka ahaa weyddiiyay nimankii
safarka ahaa, inuu raaci karo si uu u soo arko dhulkii uu ka soo jeeday.
Nimankii markay intaas maqleen bay iyagoo ku faraxsan aad u soo dhaweeyeen
soojeedintii Yuhuudkii is qarinaayay.
Sidaas
darteed, ninkii Yuhuudka ahaa ee is qarinaayay wuxuu gaaray Najad isagoo la
socda safarkii. Markii Najad uu tagay, ninkii isagoo adeegsanaaya raggii la
socday wuxuu bilaabay dicaayado isaga ku saabsanaa. Arrintaasi waxay keentay
inuu helo tiro dada oo taageerta; laakiin, si la ma filaana ayaa waxaa olole
diidda ah uga horkeenay SHEIKH SALEH SALMAN ABDULLA AL TAMIMI الشيخ صالح سلمان عبد الله التميميالدرعية, oo ahayd magaalo u dhow AL QATEEF القطيف.
Si
uu u meelmariyo qorshihiisii, wuxuu bilaabay inuu xiriirro la sameeyo Carabtii
reer miyiga ahayd ee saxaraha degganayd, wuxuuna markii dambe sheegtay inuu iyaga
boqor u yahay!
Markay
arrintu halkaas maraysay, bay labadii qolo ee ka la ahaa AJAMAN عجمان iyo BANU KHALED
ogaadeen dhagartii uu maleegaayay Yuhuudku, kadib markay hubiyeen haybtiisii
bay weerar ku qaadeen magaaladiisii-na way qabsadeen, waxaase si dirqi ah ku
baxsaday ninkii Yuhuudka ahaa.
Absaxankii
Qoyska Sacuudiga, (MORDAKHAY), cararkii wuxuu ku tagay beer markaas la oran
jiray AL-MALIBEED-GHUSAIBA المليبيد غصيبة oo u dhaweyd AL-ARID العريض, taas oo aan waayahaan u naqaan:
AL-RIYADH الرياض
Wuxuu
ka codsaday ninkii lahaa beertaas inuu nabadgelyo iyo gabbaad siiyo. Ninkii
beerta lahaa oo martigelinta ku wanaagsanaa is la markiiba wuxuu siiyay gabbaad.
Laakiin Yuhuudkii (MORDAKHAI), muddo aan hal bil ka badnayn markuu beertii
joogay, buu dilay ninkii beerta lahaa iyo dhammaan qoyskiisii, wuxuuna ka
dhigay inay arrinta ka dambeeyeen burcad soo weerartay beertii. Wuxuu ka loo
isu muujiyay inuu beerta gatay kahor intaysan dhibaatadu dhicin! Sidaas
darteedna, uu gar u leeyahay inuu dego meesha marba hadduu noqday hantiilihii
dhulka. Markaas kadib, wuxuu meeshii u bixiyay magac cusub oo ahaa AL-DIR'IYA – oo
ahaa is la magicii meeshii hore looga qaaday.
Absaxankii
Qoyska Sacuudiga (MORDAKHAY), wuxuu si dhoqso ah uga sameeyay dhulkii uu dhacay "Guriga
Martida" oo uu ugu yeeray "MADAFFA", wuxuuna is ku hareereeyay
kooxo munaafiqiin ah oo u fidinaayay inuu yahay shiikh Carbeed oo door ah. Wuxuu
maleegay dhagar kadhan ahayd Shiikh SALEH SALMAN ABDULLA AL TAMIMI, oo
cadawgiisii asalka ahaa, waxayna arrintaasi sababtay in shiikhii lagu dilo
magaalo la oran jiray (AL-ZALAFI).
Markay
sidaasi dhacday, wuxuu dareemay ammaan wuxuuna ku xasilay (AL-DIR’IYA) oo uu ka
dhigtay hoygiisii joogtada ahaa. Halkaas buu ku guursaday naago tiro badan,
wuxuuna dhalay carruur badan oo uu u la baxay magacyo Carbeed. Mid
ka mida wiilashii uu dhalay MORDAKHAY oo loo bixiyay AL-MAQARAAN, waxaa laga
soo carabeeyay magacii Yuhuudeed ee (MACK-REN) wuxuuna dhalay wiil loo baxshay
Maxammad, kadibna wiil kale oo la oran jiray Sacuud, waana midkaan dambe kan hadda ay wadato
Boqortooyada Sacuudigu.
Cabdicasiis-kii
yagleelay boqortooyada Sacuudiga ee maanta wuxuu abtirsigiisu ahaa: Cabdicasiis Ibnu
Cabdiraxmaan Ibnu Faysal Ibnu Turki Ibnu Cabdalla Ibnu Maxammad Ibnu Sacuud Ibnu
Al Maqaraan Ibnu Mordakhay.
Firkii
Sacuud waxay joogto u wadeen dilista hoggaamiyaashii Qolooyinkii Carbeed ee
dhulka degganaa iyagoo ku andacoonaayay inay murtaddiin noqdeen; oo ay noqdeen
kuwo ka noqday Diintii Islaamka, kana fogaadeen Qur’aankii Eebbe, sidaas
darteedna u mutaysteen gawrac!
Buugga
Taariikheedka la yiraahdo SAUDI FAMILY bogagga (98-101), taariikhyahanku wuxuu ku
caddeeyay in Qoyska Boqortooyada Sacuudigu uu u arko dadka deggan Najad inuu
yahay mid dhaleeceeya diinta; sidaas darteedna ay tahay in dhiiggooda la
daadsho hantidooda la dhaco, dumarkoodana la yeesho oo la is ka saarto; waxay
rumaysan yihiin inuusan qofku ahayn muslim dhab ah ilaa uu raaco ama qaato
fikirkii MOHAMMAD BIN ABDUL WAHAB, (kaas laf ahaantiisu ka soo jeeday Yuhuuddii
Turkiga.) Mabda’a ninkaasi wuxuu daw u siinayaa Qoyska Sacuudigu inay dilaan
labka tuulooyinka iyo magaalooyinka nin iyo wiilba iyo inay u galmoodaan
dumarkooda; dooxaan dumarka uurka leh; gacmaha ka jaraan carruurtooda, kadibna
gubaan! Waxaa ka loo u dheer iyagoo u arka inay gar u leeyihiin boobitaanka
hantida dadka ay ugu yeeraan murtaddiin, waa kuwa aan raacin dariiqada
Wahaabiyada e.
Qoyskooda
Yuhuudiga ahi wuxuu sameeyay falal aad u xunxun iyagoo cuskanaaya dariiqadaan
qaldan ee Wahaabiga oo dhab ahaantii ah mid Yuhuuddu hindistay si ay argagax
ugu beeraan degmooyinka muslimka. Boqortooyadaan Yuhuudda waxay sameynaysay tan
iyo 1163 H.D gaboodfallo baahsan. Waxay ugu magacdartay Jasiirad-La-Moodda
Carbeed magacii qoyskooda Sacuudi, sidii iyadoo gobolkoo dhan yahay hanti
maguurta ah oo ay iyagu si gaara u leeyihiin, iyo iyadoo aad mooddo in dadka
dhulka deggan dhammaanti yahay adeegayaashooda ama addoontooda, oo har iyo
hameyn ku hawllan raalligelinta iyo u-raaxaynta madaxdooda (Qoyska Sacuudiga).
Waxay
si dhammaystiran u haystaan hantidii dabiiciga ahayd ee dalka sidii iyadoo ah
hanti gaara oo ay iyagu leeyihiin. Haddii qof saboola oo ka tirsan dadweynaha
dhulka leh uu codkiisa kor u qaado isagoo ka cabanaaya xeerarka qoyskaan
Yuhuudiga, waxay Boqortooyadu qofkaas madaxa uga jaraysaa meel fagaara. Gabar
Reer Boqorkooda ayaa waa safar ku timid FLORIDA, USA, iyadoo xaashiyaddeedu
weheliso; waxay kireysatay qeyb ka kooban 90 qol oo tirsanaa Grand Hotel oo ay ku
kireysatay hal malyan doollar hameynkii! Qof kamida dadweynaha ay xukumaan wax
ma ka sheegi karaa xoolahaas lagu ciyaaraayo? Haddii qof is ku dayo inuu ku
dhiirrado wax-kasheegga arrinkaas lab iyo dheddig kuu yahayba waxaa hubaal ah
in masiirkiisu yahay; qoorta oo looga jaro goob fagaara iyadoo la adeegsanaayo
Seefta Sacuudiga ee afka badan!!!!!!
Caddaynta
in Qoyska Sacuudigu absaxan ahaan ka soo jeedo Yuhuud:
1960-kii war uu siiddaayay Raadiye Sawtul Al Carab ee Qaahira (Masar) iyo Raadiyihii Warbaahinta Yaman ee Sanca baa xaqiijiyay inuu Qoyska Sacuudigu ku abtirsado Yuhuud.
1960-kii war uu siiddaayay Raadiye Sawtul Al Carab ee Qaahira (Masar) iyo Raadiyihii Warbaahinta Yaman ee Sanca baa xaqiijiyay inuu Qoyska Sacuudigu ku abtirsado Yuhuud.
Boqor
Faysal Ibnu Cabdicasiis Al Sacuud baa ku caddeeyay isirkiisa wargeyska WASHINGTON POST Bishii
9-aad ee 1969-kii isagoo leh “Annagoo ah Qoyska Sacuudiga, waxaan nahay
ilma-adeerkii Yuhuudda: ka ma oggolaanayno Talis Carbeed ama mid Muslima
colaadinta Yuhuudda; waa inaan si nabada u la noolaannaa. Wuxuu ka loo yiri
dalkayagu waa goobtii kowaad ee uu Yuhuudigu ka soo ifbaxday, dunidana uga fidday!!!!!
HAFEZ
WAHBIحافظ وهبي , oo ahaa Lataliyihii Sharciga ee Sacuudiga ayaa ku sheegay buuggiisii:
"THE PENINSULA OF ARABIA شبه الجزيرة العربية" in Boqor Cabdicasiis Al Sacuud oo dhintay
1953-dii uu mar yiri: “Dhambaal-kayagii (Dhambaalkii Reer Sacuud” baa waxaa ka
horyimid dhammaan Qabiilladii Carbeed. Markaas kadib baa Sacuud xiray odoyo ka
soo jeeday Qoladii MATHEER قبيلة ماثير; markii koox kale oo is la qabiilkii ahi u yimaadeen
si ay odayadoodii xabsiga uga siiddaayaan, Sacuud-kii Kowaad wuxuu amray in maxaabbiistii
dhammaan madaxyada laga jaro, kadibna Sacuud wuxuu kuwii ergada ahaa ku
martiqaaday hilbihii duqeydoodii la laayay oo la soo kariyay oo ay madaxyadii
dusha ka saaran yihiin!! Ergadii way argagaxday waxayna diideen inay cunaan
hilbihii xigtadoodii la jaray, kadib Sacuud wuxuu amray in iyagana madaxyada
laga wada jaro. Dambigaas weyn ee laga galay dadkii dhulka waxaa sabab u ahaa
diidmadii xeerarkii arxandarrada ahaa ee uu boqorkii is caleemasaaray la yimid.
HAFEZ
WAHBI حافظ وهبي, wuxuu xusay in markii uu Boqor Cabdicasiis sheekadaas marinaayay uu la
hadlaayay ergo odoyaala oo ka socotay Qabiilkii MATHEER, oo boqorka ugu yimid duqoodii
sare oo la oran jiray FAISAL AL DARWEESH, oo markaas boqorka u xirnaa. Wuxuu
sheekadaas ergada ugu sheegay si ay uga quustaan ergayntay wadeen ama sidii
awoowgiis, awoowayaashood u galay uu u geli doono. Cabdicasiis wuu dilay Duqii
Faysal A Darwiish, dhiiggiisiina wuu ku weysaystay. Dambiga kaliya oo uu
markaas galay Faysal Al Darwiish wuxuu ahaa, in uu wax ka sheegay warqad uu Boqor
Cabdicasiis u saxiixay Ingiriiska taas oo ku saabsanayd dejintii Yuhuudda Dhulka
Falastiin. Boqor Cabdicasiis warqaddaas wuxuu ku saxiixay AL AQEER العقير sannadkii
1922-dii.
Dhaqankaas
diin walba, xeer walba iyo hab-dhaqan kastaba ku xun baa Soomaaliya loo soo raray,
loogana dhigay diintii ay dhawr iyo tobanka qarni rumaysnaayeen oo la saxay.
Waxaase dhab ah, in waxa la keenay Soomaaliya oo ilaa maanta lagu xasuuqaayo
ummaddii muslimka ahayd uu yahay dhagar nacabkii islaamku maleegay oo loo la dan
leeyahay habaabinta iyo burburinta diintii xaniifka ahayd.
Tixraac:
The Journal of History - 2010 by News